Bandhigga VOA: Nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda

Ciidamada Soomaaliya

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda Soomaaliya ee dilalka u geysta dadka rayidka ah.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Nidaamka cadaaladda iyo la xisaabtanka askarta dowladda