Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay nidaamka dowladeed ee caalamka iyo haddii la joogo xilligii laga gudbi lahaa in quwado kooban ay ka taliyaan.
Waxaa soo jeedinaya Ismaaciil Xuseen Farjar.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Nidaamka caalamka iyo quwadaha ka taliya