Bandhigga VOA: Maxay kusoo biirista dalalka Safka Hore uga dhigan tahay dagaalka Al-Shabaab?
Muqdisho —
Barnamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay waxa ku soo biirista waddamada Safka Hore ee wajiga 2-aad ee dagaalka ka dhanka ah Al-Shabab uu ka dhigan yahay.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Maxay kusoo biirista dalalka Safka Hore uga dhigan tahay dagaalka Al-Shabaab?