Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay magacaabista Mukhtaar Roobow Cali Abu Masnuur ee xubin ka tirsan Golaha Wasiirada Soomaaliya. Sidee ku kala tageen Roobow iyo Al-Shabaab, saxna ma tahay in xil loo magacaabo.
Waxaa soo diyaarisay soona jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Maxay ku kala tageen Roobow iyo Godane, ma saxan tahay se in wasiir loo magacaabo?