Bandhigga VOA: Maxaa sabab u ah dambiyada dilalka ee ka dhacaya Muqdisho?

Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu todobaadkan ku saabsan yahay falalka amni darro ee dhawaanahan ka dhacayay Muqdisho, gaar ahaan kuwa la xiriira arrimaha qoyska.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedinaysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Maxaa sabab u ah dambiyada dilalka ee ka dhacaya Muqdisho?