Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay xiisadda ka dhalatay is-afgaradkii ay 1-dii Janaayo magaalada Addis-Ababa ku saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland, kaasi oo si weyn ay uga soo horjeesatay dowladda federaalka Soomaaliya.
Waxaa soo diyaarisay, soona jeedineysa Falastin Axmed Iimaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA: Maxaa ka dhalan kara is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya?