Bandhigga VOA: Isku day wax looga beddelayo nidaamka madaxweyne iyo ra'iisul wasaare

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doodda la xiriirta in Soomaaliya u baahan tahay isbeddel dastuur, si wax loo beddelo nidaamka madaxweyne iyo ra’iisul wasaare.

Arrintan ayaa qeyb ka aheyd qodobadii looga hadlay shirka madaxda dowladda federaalka Soomaaliya iyo mdaxdii hore ee dhowaan Muqdisho kusoo dhammaaday.

Waxaa soo jeedinaysa Falastiin Axmed Iimaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Isku day wax looga beddelayo nidaamka madaxweyne iyo ra'iisul wasaare