Bandhigga VOA: Horumarka siyaasadda iyo dhaqaalaha ee qurba-joogta Soomaaliyeed

Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan wuxuu ku saabsan yahay horumarka dhinacyada siyaasadda iyo dhaqaalaha ee ay Soomaalidu ka sameeyeen dalalka Qurbaha, waxaana barnaamijka soo saaray soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA.mp3