Bandhigga VOA: Dhallinyarada caanka ah ee usoo tahriibaya Mareykanka

Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dhallinyarada Soomaaliyeed ee baraha bulshada caanka ka ah ee bilihii tegay usoo tahriibayey dalka Mareykanka.

Waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Dhallinyarada caanka ah ee usoo tahriibaya Mareykanka