Boosaaso —
Urur dhallinyaro oo la yiraahdo Maskiin Kaab ayaa baaskiillada ay ku socdaan dadka naafada ah u qeybiyay illaa iyo labaatan baaskiil.
Ururka Maskiin Kaab ayaa deeqdani ka soo dhiibay magaalada Garoowe, iyadoo la gaarsiiyay dad naafo ah oo ku dhaqan magaalada Boosaaso.
Wariyaha VOA ee Boosaaso Yuusuf Maxamuud Yuusuf ayaa arrimahani ka wareystay Faysal Yuusuf Cartan oo ah gudoomiyaha ururka Maskiin Kaab ee magaalada Boosaaso.
Your browser doesn’t support HTML5
Baaskiilada naafada oo loo qeybiyey dad naafo ah oo ku sugan Boosaaso