Baarlamanka Puntland oo ku gacan sayray go'aanka Maxkamadda Sare

Baarlamanka Puntland ayaa ka hor ymid go’aanka kasoo baxay maxkamadda dastuuriga ee Puntalnd, kaasi oo ay ku diidday muddo kororsi ay sameysteen xildhibaannada golaha wakiillada.

Arrintan ayaa uga sii daraysa xiisadda siyaasadeed ee salka ku doorashooyinka ee ka taagan Puntalnd.

Faah-faaninta warkan waxaa Garowe kasoo diray Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamanka Puntland oo ku gacan sayray go'aanka Maxkamadda Sare