Baarlamanka Puntland oo ka horyimid tallaabo uu qaaday Deni

Saciid Deni

Baarlamaanka Puntland ayaa sharci darro ku tilmaamay dib u soo magacabista xubnihii Maxkamadda Sare iyo garsoorayashii ay dhowaan kalsoonida u diideen baarlamanka.

Warbixintan waxaa Garoowe kasoo diray Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamanka Puntland oo ka horyimid tallaabo uu qaaday Deni