Baarlamanka dhowaan la magacaabay ee Puntland oo doortay guddoon cusub

Xildhibaanada cusub ee dhowaan la soo xulay ee baarlamanka Puntland ayaa maanta doortay guddoon cusub, iyaga oo guddoomiye u doortay xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Siciid.

Weriyaha VOA ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Baarlamanka dhowaan la magacaabay ee Puntland oo doortay guddoon cusub