Hargeysa —
Waxaa magaalada Hargeysa maanta aas qaran loogu sameeyay, Allah u naxariistee madaxweyinihii hore ee Somaliland Axmed Maxmed Maxamuud (Siilanyo) oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
Warbixitan waxaa soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Axmed Siilaanyo oo maanta lagu aasay Hargeysa