Axmed Madoobe oo ka hadlay caqabadda ka taagan doorashada Garbahaarey

Axmed Madoobe

Axmed Madoobe

Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo la hadlayay xalay xildhibanadii dhawaan lagu doortay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Soomaaliya aysan doorasho ka dhaceynin ilaa la doorto kuraasta 16-ka ah ee deegaan doorashada labaad ee Garbahaarey.

Hadalka Axmed Madoobe ayaa imanaya xilli wali aanan la xalin khilaafka siyaasaded ee u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamulka Jubaland ee salka ku haya gacan ku haynta gobolka Gedo.

Faafaahinta warkaas waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Axmed Madoobe oo ka hadlay caqabadda ka taagan doorashada Garbahaarey