Soomaaliya Axmed Madoobe iyo Catriona Laing oo ka wadahadlay xalka xaaladda Gedo Juun 18, 2023 Jubaland un Arag Fikradaha Kismaayo — Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa Maamulka Jubbaland kala hadashay sida ugu wanaagsan ee lagu xalin karo arrimaha gobolka Gedo, kaasoo oo khilaafkiisu si weyn uga dhex jiro maamulka Jubaland. Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad. Your browser doesn’t support HTML5 Warbixinta Kismaayo.m4a