Soomaaliya Axmed Karaash oo booqasho ku tegay Laascaanood August 29, 2023 Axmed Karaash Arag Fikradaha Laascaanood — Madaxwayne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa booqasho ku tagay gobolka Sool kadib dagaalaldii ugu dambeeyey ee dhacay toddobaadkii hore ee dhexmaray ciidamada maamulka la magacbaxay SSC Khaatumo iyo kuwa Somaliland. Weriyaha Cabdikariim Olol ayaa la kulmay Karaash, waxaana uu ugu horrayn weydiiyey ujeeddada booqashadiisa. Your browser doesn’t support HTML5 Axmed Karaash oo booqasho ku tegay Laascaanood