Beledweyne —
Waxaa maanta Beledweyne lagu aasey lix ka mid ah ciidamada xooga dalka Soomaaliya kuwaas oo dhawaan ay maleeshiyo beeleed ku dishey deegaanka Ceel Bara fee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Beledweyne ka soo direy wariyaha VOA Xuseen Xasan Dhaqane.
Your browser doesn’t support HTML5
Askartii lagu dilay Ceel-Baraf oo maanta lagu aasay Beledweyne