Soomaaliya Shan askari oo ku dhintay dagaal ka dhacay Ceel-barde Juun 15, 2023 Arag Fikradaha Ceel-barde — Inka badan shan Askari oo ka tirsan ciidamada milateriga ee dawladda Federaalka ah ee Somaaliya, ayaa ku geeriyooday dagaal ku dhex maray degmada Ceelberde ee gobolka Bakool, Sida uu ku soo waramayo weriyaha VOA Mukhtaar Maxamed Catoosh. Your browser doesn’t support HTML5 Warbixinta dagaalka Ceel-barde.m4a