B/ Rayidka oo Soo Dhaweeysay Shirkii Garowe

Qaar ka mid ah bulshada rayidka ayaa soo dhaweyay shirkii dhawaan dhinacyada siyaasadda Soomaalida ugu soo gabagaboobay magaalada Garowe ee maamul goboleedka Puntland.

sidoo kale qaa ka mid ah Quba joogta Somalida ayaa ka soo hor jeestay shirkaasi.

Wareysiyo arimahaasi ku saabsan qeybta hoose ee qoraalkeena ka dhageyso