Arday ka qalinjebisay Jaamacadda culuunta badda ee Berbera

Jaamacadda culuunta badda ee Berbera waxa waxaa amaanta ka qalin jebiyey arday baratay culuunta badda iyo khayraadka ku jira.

Qalinjebinta ayaa weriyahayaga Cabdikariim Olol oo ku sugan Berbera waxa uu ka waraystay Gudoomiya Jaamacada Culuumta Badda ee Berbera Cabdiqani Maxamed Khayre.

Your browser doesn’t support HTML5

Arday ka qalinjebisay Jaamacadda culuunta badda ee Berbera