Arday deeq waxbarasho ka helay Itoobiya oo ka ambabaxay Hargeysa

Hargeysa

Waxaa magaalada Hargeysa maanta ka ambabaxay 98 arday oo deeq waxbarasho oo ka kooban heerka labaad ee waxbarashada jamacadaha iyo shahaadada sare PhD.

Ardaydan ayaa waxbarashadooda ku soo qaadan doona afar jamacadood oo ku yaalla dalka Itoobiya, sida ay sheegeen gudidda tacliinta sare ee Somaliland.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Arday deeq waxbarasho ka helay Itoobiya oo ka ambabaxay Hargeysa