Aragtida shacabka Soomaalida ee is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya

Abiy Ahmed Muuse Biixi

Qaar ka mid ah dadweynaha Soomaaliyeed ayaa aragtidooda ka dhiibtay is-afagaradkii ay magaalada Addis-Ababa ku saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland 1-dii Janaayo.

Is-afgaradkaas ayey Somaliland ku sheegtay inay marin-badeed 20 km ah kaga kiraynayso Itoobiya muddo 50 sano ah, halka Itoobiya ay Somailand u fidinayso aqoonsi.

VOA-da ayaa la hadashay qaar ka mid ah shacabka magaalooyinka Garoowe, Boosaaso iyo Kismaayo.

Your browser doesn’t support HTML5

Aragtida shacabka Soomaalida ee is-afgaradka Somaliland iyo Itoobiya