Muqdisho —
Weli waxaa socota doodda uu baarlamanka Soomaaliya ka leeyahay cutubka 4-aad ee Dastuurka Soomaaliya.
Dadaalkan ku aadan dhameystirka dastuurka ayaa muddooyinkan dambe, ka sokow baarlamanka waxa uu hadal heyn weyn ka dhex dhaliyay siyaasiyiinta, aqoonyahan iyo qeybaha Bulshada soomaalida.
Wariyaha VOA Seynab Abuukar Maxamed ayaa qaar ka mid ah dadka Muqdisho weydiisay aragtidooda ku aadan arrintan dastuurka.
Your browser doesn’t support HTML5
Aragtida shacabka Muqdisho ee dib u eegista dastuurka