Aragtida shacabka ee doorashada Aadan Madoobe

Aadan Madoobe

Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha golaha shacabka ee Soomaaliya kadib doorasho xalay ka dhacday magaalada Muqdisho.

Dadweynaha ku dhaqan magaalooyinka Baydhaba iyo Boosaaso ayaa fikradahooda ka dhiibtay sida ay u arkaan doorashada guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka.

Weriyayaasha VOA ee Baydhaba iyo Boosaaso Mukhtaar Maxamed Catoosh iyo Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa soo diray warbixinadan.

Your browser doesn’t support HTML5

Aragtida shacabka ee doorashada Aadan Madoobe