Aqoonyahano ka hadlay heshiiska Soomaaliya iyo Turkey

Soomaaliya Turkey

Golayaasha fulinta iyo sharcidejinta ee Soomaaliya ayaa shalay ansixiyey heshiis muhiim ah oo horraantii bishan ay Soomaaliya la gashay dawladda Turkiga.

Heshiiskan ayaa lagu magacaabaa “Heshiiska Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha,” waxaana 8-dii bisha lagu saxiixay dalka Turkiga.

Haddaba heshiiskaasi iyo aragtida qaar ka mid ah aqoonyahanka Muqdisho waxaa warbixintan nooga soo diray wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed.

Your browser doesn’t support HTML5

Aqoonyahano ka hadlay heshiiska Soomaaliya iyo Turkey