Aqoonyahanno maktabad ka hirgeliyay degmada Jawiil
Jawiil Public Library
Beledweyne —
Aqaoonyahanno iyo arday qaarkood wax ku bartay degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan, ayaa dhawaan magaaladaasi ka hirlgeliyay maktabad ay wax ku akhirsataan bulshada ku dhaqan degmada Jawiil, waxaana horumarkan soo dhaweeyay bulshada gobolka iyo kuwa degmada Jawiil.
Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.