Amuuraha Mareykanka: Dabka ka kacay gobolka Hawaii

Barnaamijka Amuuraha Maraykanka waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dabka xooggan ee dhimashada badan horseeday ee ka kacay qeybo ka mid ah gobolka Hawaii ee dalka Mareykanka.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Amuuraha Mareykanka: Dabka ka kacay gobolka Hawaii