Barnaamijkan waxan ku eegi doonnaa taariikhda kacdoonadu ay Islaamka ku leeyihiin iyo wiilasha Qadafi oo fatwa culumo waaweyn weydiistay
Barnaamijkan waxan ku eegi doonnaa taariikhda kacdoonadu ay Islaamka ku leeyihiin. Waxa kale oo aan eegi doonaa sida madaxda qaarkeed u taageero uga raadiyaan culumada diinta marka ay xilliga siyaasadeed ee adag ay ku jiraan iyo mowqifka ay culumadu ka qaadato codsiga madaxda.
Barnaamijka oo dhameystiran, qeybta hoose ka dhageyso.