DKMG iyo Waxkaqabashada Amniga Muqdisho

DKMG iyo Waxkaqabashada Amniga Muqdisho

Baro kontorool, lambarro booliiska lagala soo xiriiro iyo baabuurka gurmadka degdega ah ayaa ka mid ah adeegga cusub ee dawladda

Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Dowlada Federaalka ee Somalia ayaa soo saartey wareegto ay wax kaga qabaneyso xaalada amaanka caasimada Muqdisho.

Baro kontorool, lambarro booliiska lagala soo xiriiro iyo baabuurka gurmadka degdega ah ayaa ka mid ah adeegga cusub ee dawladda

Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso