AMISOM aya wada qorshe cusub oo ay ku doonayso inay howlgalkeeda ku balaadhiso meello ka baxsan Muqdisho.
AMISOM, waxay sheegtay in qorshahani uu sahlayo si ay ugu suurto-geliyaan in shaqaalaha rayidka ee hay’addaha caalamiga ay howlahooda biini’aadanimo uga fuliyaan dalka Soomaaliya oo dhan.
Weriyaha VOA ee Kampala Xasan Max'uud Fanax ayaa warbixintan soo diray.