Alshabab iyo Ahlusuna oo wali ku Dagaalamaya Gobolada Dhexe

Alshabab iyo Ahlusuna oo wali ku Dagaalamaya Gobolada Dhexe

Deegaanada Waro-dhuumo leh iyo Ceelgod ayaa waxa dagaal ba'ani ku dhex marayaa Alshabaab iyo Ahlusunna oo labadaba gurmad soo gaarayo

Deegaanada Waro-dhuumo leh iyo Ceelgod ayaa waxa dagaal ba'ani ku dhex marayaa Alshabaab iyo Ahlusuna. Dagaalkan oo maalmihii u dambeeyey deeganadaas ka socday ayaa wali khasaarihii si dhab ah aan loo ogeyn.

Wareysi ay Idaacadda VOA la yeelay nin saaka xilli hore ka yimid deegaanka Waro-dhuumo leh, ayaa sheegay in dagaalku uu wali deegaankaas ka socdo.

Wareysiga oo dhameystiran hoosta ka dhageysto