Al-Shabaab oo qabsatay deegaan ka tirsan degmada Maxaas

Al-Shabaab

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabab ay shalay dagaal kula wareegeen tuulada Teedaan ee hoos timaada degmada Maxaas.

Wariyaha VOA-da ee Baladweyne Xuseen Xasan Dhaqane, ayaa arrintan ka wareystay,guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane.

Your browser doesn’t support HTML5

Al-Shabaab oo qabsatay deegaan ka tirsan degmada Maxaas