Heshiiskaas ka dib ayaa xubnaha ururku sheegeen inay shir ay u dhan yihiin ku qaban doonaan gobolka Galduduud
Heshiiskaas ka dib ayaa xubnaha ururku sheegeen inay shir ay u dhan yihiin ku qaban doonaan gobolka Galduduud, lana dagaalami doonaan ururka Alshabaab oo dagani ba'ani ka dhexeeyo.
Warbixin arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso