Sawirro: Africa iyo Koobka Adduunka 2014


Goolhayaha Ghana Fatau Dauda oo difaacay darbo uga timid ciyaaryahanka Portugal Cristiano Ronaldo, Brasilia stadium, Brasilia, June 26, 2014.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Ivory Coast Ismael Diomande, Castelo Stadium, Fortaleza June 23, 2014. REUTERS/Mike Blake (BRAZIL - Tags: SPORT WORLD CUP SOCCER) - RTR3VD8O

ciyaaryahanka Ghana Mohammed Rabiu,oo kubbad kula tartamaya ciyaaryahanka USA Kyle Beckerman, Arena das Dunas, Natal, Brazil, Monday, June 16, 2014. (AP Ph
Xulka Algeria oo dabaaldegaya goolkoodii afraad oo uu dhaliyaya Yacine Brahimi, Beira Rio stadium, June 22, 2014. Pictured are:
Mid ka mid ah taageerayaasha xulka Ivory Coast, Castelao arena, Fortaleza, June 24, 2014.
Taageere xulka Algeria oo dhoola cadeynaya, Beira Rio stadium, Porto Alegre, June 30, 2014.
Taageere xulka Ghana, Dunas arena, Natal June 16, 2014.
taageere xulka Cameroon's, Manaus, Brazil June 18, 2014.
taageerayaasha xulka Nigeria - National Stadium, Brasilia, Brazil, June 30, 2014. (Nicolas Pinault/VOA)
Xulka Algeria's oo la ciyaaray xulka Russia, Baixada arena, Curitiba, June 26, 2014.
Ciyaartii Brazil iyo Cameroon, Brasilia national stadium in Brasilia, June 23, 2014.
Ciyaartii Nigeria iyo France, Estadio Nacional in Brasilia, Brazil, June 30, 2014.
Goolhayaha Nigeria Vincent, Brasilia national stadium in Brasilia, June 30, 2014.