Afar ku Dhimatay Muqdisho

Afar ku Dhimatay Muqdisho

Rasaas ay fureen ciidanka DKMG ee Somalia ayaa waxa ku dhintay ugu yaraan 4 ruux halka 12 kalena ay ku dhaawacmeen.

Dibadbax uu soo qaban-qaabiyey Maamulka Gobolka Banaadir oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxa ku dhitay, ugu yaraan 4 ruux, halka 10 kalena ay ku dhaawacmeen markii ciidamo ka tirsan DKMG ahi ay rasaas ku fureen dadkaas dibadbaxa sameynayey.

Wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoosta ka dhageyso.