Adis Ababa: Madaxda Somalida oo Maalintii 2aad ku Shirsan

Hogaamiyeyaasha Kooxaha siyaasadda ee Somalia ayaa kulamo la leh dhex dhexaadiyeyaal caalami ah, si wax looga qabto arimo muhim ah oo ku hor-gudban yagleelidda dowlad bedesha Dowladdan KMG ah .

Wariyaha VOAda Peter Heinlein ayaa warbixintan inooga soo diray magaalada Adisababa.

Warbixintaasi oo Maqal ah oo uu inoo soo jeediyo Maxamed Colaad Xassan halka hoose ee Qoraalkan ka dhageyso.