Wasiirka Beeraha ee Somaliland, Faarax Cilmi Geedoole ayaa sheegay in qoysas gaaraya 200,000 ay abaaraha deegaankaas ka jiraa saameeyeen
Wasiirka Beeraha ee Somaliland, Faarax Cilmi Geedoole ayaa sheegay in qoysas gaaraya 200,000 ay abaaraha deegaanada Somaliland ka jiraa saameeyeen.
Wasiirka ayaa sheegay in qiyaastii deegaamada Somaliland ay abaartu wada saameysay.
Wareysi arrintaas la xiriira qeybta hoose ka dhageyso.