Qeybta ugu horeysa ee barnaamijkani waxa ay ka hadlaysaa sidii fikirka jihaadka uu markii ugu horeysay ku yimid dalka somalia iyo xeryihii ciidan ee la aas-aasay markii dawladdii dhexe ee Somalia ay dhacday
Qeybta ugu horeysa ee barnaamijkani waxa ay ka hadlaysaa sidii fikirka jihaadka uu markii ugu horeysay ku yimid dalka somalia iyo xeryihii ciidan ee la aas-aasay markii dawladdii dhexe ee Somalia ay dhacday.
Barnaamijka oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.