Soomaaliya Barakacayaasha Muqdisho oo ka walaacsan cunto yari Maarso 04, 2025 Barakac Arag Fikradaha Muqdisho — Qoysas barakac ah oo ku nool xeryo ku yaalla degmada Daayniile ee magaalada Muqdisho ayaa ka walaacsan xaalad cunto-yari ah iyo dayacaad haysta, xilli lagu jiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan-Kafi Qoyste. Your browser doesn’t support HTML5 Barakacayaasha Muqdisho oo ka walaacsan cunto yari