Culimada Puntland oo booriyay dagaalka ka dhanka ah Daacish

Ciidamada Puntland

Culimada Puntland ayaa ku baaqay in loo midoobo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish, kaas oo ay ciidamada Puntland ka wadaan buuraleyda gobolka Bari.

Faahfaahinta warkan waxaa noo soo diray wariyaha VOA-da ee magaalada Boosaaso, Yuusuf Maxamuud Yuusuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Culumada Puntland oo booriyay dagaalka ka dhanka ah Daacish