Soomaaliya Koonfur-galbeed oo damaanad qaaday ilaalinta gargaarka Febraayo 10, 2025 Laftagareen Bay Arag Fikradaha Baydhaba — Madaxweynaha Maamul-goboleedka Koonfur-galbeed ee Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa Sabtidii saxiixay Sharciga Ilaalinta Gargaarka Bani’aadannimada. Sharcigaan ayaa maamulka sheegay inuu damaanad qaadayo in gargaarka si sax ah u gaaro dadka uu baahan yahay ee loogu talagalay, wuxuuna ka hortagayaa in la leexsado ama la musuqmaasuqo kaalmada bani’aadannimo. Faahfaahinta warkan waxaa Baydhabo kasoo diray Muqtaar Maxamed Catoosh. Your browser doesn’t support HTML5 Koonfur-galbeed oo damaanad qaaday ilaalinta gargaarka