Barnaamijka Wicitaanka: Dagaalka ka dhanka ah Daacish

  • Mohamed Sandheere

Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifatah Cabdinur.

WASHINGTON — Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay dagaalka ay Puntland kula jirto kooxda Daacish.

Waxaa marti noogu ah, Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifatah Cabdinur. Waxaa Barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya, Nur Hassan Nur "Bukhari".

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka.m4a