Dawladda oo la wareegtay Guriga Hooyooyinka

  • Mohamed Sandheere

Ciidadama Booliska ee Dowladda Soomaaliya ayaa saakay la wareegay guriga hooyiooyinka magaalada Muqdisho kaasi oo ay ururka haweenku diideen inay ka baxaan si loogu wareejiyo Wasaaradda Qoyska ee Somalia.

Warbixintan waxaa Muqdisho ka soo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Guriga Hooyooyinka.m4a