Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaallada ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya

Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta ka hadashay dagaallada ka socda Hiiraan & Puntland ee looga soo horjeedo Al-Shabaab & Daacish.

Dowladda ayaa sheegtay in dagaalladaasi lagu dilay xubno badan oo ajaaniib ah oo ka barbar dagaallamayay Daacish, halka Al-Shabaab laga saaray dhul ballaaran oo gobolka Hiiraan ah.

Dhinaca kale, waxaa digniin adag loo jeediyay dadka weli lacagaha siiya kooxahaan dowladda la dagaallamaya.

Wariyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan ku soo koobaya nuxurka shirka jaraa’id ee ay qabatay dowladda Soomaaliya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dagaallada Bari iyo Hiiraan