Soomaaliya Saameynta isbaddalka cimillada ee Boorama Febraayo 06, 2025 Borama Arag Fikradaha Boorama — Magaalada Boorama ee Gobolka Awdal ayaa ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya ee laga dareemo dhul-gariirrada fara-kutirska ah ee ka dhaca mandiqadda Bariga Africa. Arrintani ayaa lagu sababeeyay isbaddalka cimillada ee sida weyn looga wada dareemay guud ahaan caalamka sannadihi dhawaa. Warbixintan waxaa Boorama kasoo diray, Hashim Sheekh Cumar Good. Your browser doesn’t support HTML5 Saameynta isbaddalka cimillada ee Boorama