Ururrada bulshada rayidka ah ee maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa soo dhaweeyay, dadaallada ay wadaan xubnaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee ah in doorashada u horreyso la qabto bartamaha sannadkan.
Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa innoo diyaariyay, Cabdulqadir Samakaab.
Your browser doesn’t support HTML5
Guddiga doorashooyinka oo la tashiyo ka billaabay gobollada