Laascaanood: Qiimo-koror ku yimid sicirka xoolaha nool

Ari lagu gadayo suuqa xoolaha Laascaanood

Ari lagu gadayo suuqa xoolaha Laascaanood

Ganacsatada iyo dallaaliinta suuqa xoolaha ee magaalada Laascaanood ayaa sheegay, in uu sarakac ku yimid qiimaha la kala siisto xoolaha la manaafacaadsado ee gobolka.

Warbixintan waxaa Laascaanood kasoo diray, Cabdikarim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Laascaanood: Qiimo-koror ku yimid sicirka xoolaha