Warbixin: Ganacsiga xilliyada habeenka ee Laascaanood

Laascaanood, xilli habeen ah.

Biliyooinki u danbeeyay waxaa soo hagaagay heerka nolosha, amniga iyo ganacsiga magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaas oo ay sannadihi dhawaa dib u dhigeen colaado uu dhiig badani ku daatay,.

Goobaha ganacsiga, maqaayadaha iyo meheradaha ay ku caweeyaan dhalinyarta ayaa furan ilaa saacadaha danbe ee xilliyada habeenki. Warbixintan waxaa noo soo diray, Cabdikarim Olol.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Ganacsiga xilliyada habeenka ee Laascaanood