Dowladda oo faah-faahisay weerarkii Masagawaay

Dagaal ciidan ciidamo

Dowladda Soomaaliya ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixisay khasaaro ka dhashay weerar qorsheysan oo ay kooxda Al-Shabaab Khamiisti ku qaadday degmada Masagawaay ee gobolka Galguduud.

Saraakiisha difaaca ayaa sheegay in ciidamada dowladda oo kaashanaya shacabka deegaanka ay ka hortageen weerarkaas.

Warbixintan waxaa noo diyaariyay, Cabdulqadir Samakaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Ciidanka dowladda oo sameeyay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab